Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo ku baaqday in la caawiyo dadka ku soo barakacay deegaanka bilicsan

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bilcsan ee galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo gaaray ilaa 800 boqol oo qoys ku waas oo ka soo barakacay deegaanada Buuloxaaji,Harboole iyo Miido oo ay ku nolaan wayeen duruufo jira awgood.

Qoysaska barakacayaasha ah ayaa u baahi qaba helida gargaar binaa’aadanimo oo deg-dega ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here