Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Dowlada Goboleedka Jubaland Abdirahman Maxamed Muxumed ayaa wuxuu shir jaraa`id ku qabtay Xafiiskiisa wuxuuna kaga hadlay xaalaha ka jira deeegaanada dowlada Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.