Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Jubbaland oo ka hadlay xaaladda Fatahaadaha

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubaland ayaa kulan aan caadi ahayn la yeeshay Hay’addaha Gargaarka ee Gobolka Gedo ka howlgala.

Kulanka ayaa looga hadlayay ka jawaabista xaaladda fatahaadaha Webiyadda Jubba iyo Daawo, qatarta ka dhalatay EL-NINO, Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Maamulka Degmada Doolow, Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Doolow, Maamulka Geedweyne iyo Hay’addaha Gargaarka Bini’aadantinimada ee ka howlgala Doolow iyo deegaanada kale ee Gobalka Gedo.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here