Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ayaa dadka reer Jubbaland ugu baaqay in ka fogadaan meelaha biyo mareenka si loo yareeyo khataraha ka dhashay roobabka daadadka wada ee ka da’aya dalka.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.