Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo kormeer ku sameeyey xarumaha biyaha degmada Kismaayo

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland iyo Wafdi kala duwan ayaa kormeeray xarunta ay ku shaqeyso Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland iyo xarumaha biyaha degmada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here