Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo sheegay in Shatiyada Ganacsiga qaab Online ah lagu goosan doono

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad goboleedka Jubbaland Ibrahim Cabdi Xasan oo ka warbixiyay arimaha ganacsi ee deegaanada Jubbaland iyo shaqooyinka ganacsiga ee ay Wasaaraddu qabato ayaa sheegay in muhiim ay tahay ilaalinta tayada badeecadaha ka soo daga Dekadda Kismaayo, Wasiirka wuxuu sheegay in shatiyada ganacsiga ee ay wasaaraddu bixiso ay dadka ganacsatada ah ku jaran donaan qaab online ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan kasoo diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here