Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo baaq u diray Ganacsatada Jubbaland

0
328

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo Ka jira ganacsiyo kala duwan,iyadoona ay ganacsatadu iskugu jiraan kuwo waaweyn iyo kuwa yaryarba.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshaddaha  Jubaland oo ay Masuuliyad  ka saarantahay ka warqabka ganacsiyada kala duwan ee ka jira dowlad goboleedka Jubbaland,ayaa waxaa uu baaq u diray Wasiirka Ganacsatada deegaanada Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here