Wasiirka Wasaaradda dhalinyrada iyo Ciyaaraha Jubbland oo komeeray garoonka ciyaraha ee Waamo

0
426

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda dhalinyrada iyo  ciyaaraha  dowladda goboledka Jubblland ayaa waxaa uu kormeer ku tagay garoonka ciyaaraha Waamo waxaan garoonka ku soo dhaweeyey  Gudoomiyaha xariirka kubada cagta dowladda goabledka Jubbland, wasiirka waxuu kulan la qataya howladeenada kubada cagta waxuuna  soo indha-indheeyey shaqooyinka kale duwan ee laga haya garoonka kubada cagta ee Waamo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here