Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ku baaqay in la beero dhir si loo helo deegaan cagaaran.

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbaland Mudane Aways Mohamed Hussein ayaa sheegay inuu ka Wasaarad ahaan hormuud ay u noqon doonaan in la sameeyo dhir beeris lagu sameynayo gudaha magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here