Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Jubbaland oo qaabilay madax ka socotay Hay’adda INL

0
178
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda Jubbaland oo qaabilay Madax ka socotay hay’adda INL oo qaabilsan baaritaanada badaha waxaana halkkaasi ay ku siiyeen xog badan oo la xiriirta waxyaabaha loo baahan yahay in la iska caawiyo isla markaana ay ka wada shaqeyn doonaan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here