Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Amarro ka soo saaray Iskaashatooyinka Gaadiidka Badda.

0
202

Kismaay(Idaacadda Waamo)-muddooyinkan waxaa ay  Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda Dowlad Goboleedka ay waday xog aruurin ku saabsan kalluumsatada isticmaasho  Gaadiidka Badda,taas oo loogu kuurgalayay xaaladaha  ay ku shaqeeyaan iyo sidii sharciga Badda ay u qadaan lahayeen Iskaashatooyinka ku shaqeeya Gaadiidka badda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here