Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya oo ka hadashay dhibaatada bacaadka ee Xeebaha

0
25
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-meelo badan oo dalka waxaa jiro dhibaatooyin badan oo ay kamid yihiin bacaadka, magaalooyinka xeebaha leh ee dalka si guud ayey  usaameeyey bacaadka.
Bacaadka meelaha uu sida weyn u saameeyey waxaa kamid ah magaalooyinka Kismaayo,Baraawe iyo Hobyo waa sida ay ka dhawaajisay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya oo ka warbixineysay waxyaabaha keeno Isbadalka Cimilada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here