Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi ay hogaamineysay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland iyo Musuuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa waxay booqdeen deegaanka qaamqaam waxayna bulshada lagu bararujanayay sidii ay iskaga garab istaagi lahayeen dhowrista dhirta deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.