Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Jubbaland oo qaabilay Wafdi ka socday EU

0
201

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka badda Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxuuu kulan la qaatay wafti ka socoda Hey’ada EU kuwasoo ay u kuur galayeen sida ay u shaqeeysa Dakadda magaalada Kismaayo iyagoo lagu soo wareejiyay wafdiga qeyb kale duwan ay ka kooban tahay Dakada.

Cabdinur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here