Wasiirka wasaaradda caddaaladda Jubbaland oo ka qayb-galay munaasabad lagu daah-furayey masjid Cusub

0
273

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda cadaalada owqaafta iyo arimaha diinta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka qeyb galay munaasab lagu daah furayey masjidka Sheekh Cabdi Taajir,waxaa ka soo qeyb galay daah furka masjidka qaar ka mid ah culumaa’udiinka magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here