Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo daahfuray shirka wadatashiga qorshaha Istiraatijiyadda Asluubta Soomaaliyeed

0
34
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalda Muqdihso ayaa waxaa maanta laga dafuray shirka wadatashiga qorshaha Istiraatijiyadda Asluubta Soomaaliyee,shirka ayaa waxaa qabtay wasaradda cadaaladda XFS waxaan ka soo qeybgalay wasiir ka tirsan xukumada Federalka Somalia , agaasimiyaal iyo qeybaha kale duwan ee Ciidka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here