Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland oo Waalidiinta ugu baaqay inay hormariyaan Diinta Islaamka

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa waxuu bulshada ugu baqay in ay caruurtooda baraan culumata diiniga si loo hormariyo aqoontooda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here