Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Cadaalada garsoorka iyo arrimaha diinta Dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa waxa ay kormeer ku tageen Mac-hadka Al-Hudaa.
Booqashada mac-hadka ayaa aheyd mid loogu kuur galayo xaalada waxbarasho ee macaahida magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.