Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo sheegay iney adeegyada caafimaadka gaarsiin doonaan degmooyinka Jubbaland

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland mudane Ismaaciil Axmed Garas ayaa ka hadlay mudnaanta ay Wasaaraddu siinayso gaarsiinta degmooyinka Jubbaland adeegyada Caafimaadka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here