Wasiirka Wasaaradda Biyaha & Tamarta Jubbaland oo faahfaahiyay waxyaabaha u qabsoomay intii uu xilka la wareegay

0
363
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Dowlad Goboleedka Jubaland waa mid ka mid ah wasaaradaha inta badan ka shaqeeya waxyaabaha quseeya Nolosha Aadanaha,waxayna qaabilsan tahay Biyahaiyo Tamarta Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Jubaland Ahmed Xuseen Baraki waa Wasiirka Cusub ee Wasaaradaasi,waxa uu warbaahinta uga waramay waxyaabihii u qabsoomay kadib markuu xilka la wareegay.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here