Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka beeraha maamulka Somaliland ayaa ku booriyay ganacsatada iyo cid kasta oo wax heysata inay ka qeyb qaadato wax soo saarka beeraha si bulshada deegaanada Somaliland ay u gaaran isku filnaasho.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.