Wasiirka Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo Kormeer Shaqo ku tagay Beeraleeyda deegaanada Waqooyi

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  kormeer shaqo ku tegay beeraleeyda ku dhaqan deegaanada waqooyi ee Magaalada Kismaayo , si uu ugu kuurgalo xaaladooda nololeed, baahiyahooda  iyo horumarka ka jira dhanka wax-soosaarka beeraha

Intii uu socday kormeerka, Wasiirku wuxuu la kulmay beeraley kala duwan oo ka warramay caqabadaha ay la tacaalayaan, sida biyo la’aanta, qalabka casriga ah ee beeraleyda lagu taageero iyo suuq-geynta wax-soosaarka Beeraha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here