Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa soo xirtay shirka siyaasadda Qaran ee fidinta beeraha dalka, kaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.