Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo sheegay in Beeralayda ay u baahan yihiin taageere xoog leh

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Geele Maxamed Aadan oo ka qeyb galaayey daahfurka diyaarinta seddax istiraatiijiyadood oo muhiim u ah shaqooyinka Wasaaraddaha Beeraha iyo Waraabka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa sheegay in beeralayda Soomaaliyeed ay ubaahan yihiin taageere xoog leh si loo helo wax soo saar balaaran oo dalka anfici kara.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here