Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo Hay’adda FAO kala wareegay qalab loogu talagalay horumarinta Beeraha

0
187
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland  iyo qaar ka mid ah howl-danadiisa ayaa waxaa ay xafiiskooda ku qaabileen wakiilka gaar ah uqabilsan ha’ayda cunada iyo beeraha FAO.
Waxa ayna ka wada hadleen sidii ay lagu hormarin lahaa mushaarcida ay u baahan yihiin beerleyda  Dowlad goboleedka Jubbaland iyo dhismaha suuq weyn oo lagu iibin doona dalaga ka soo go’a beeraha, iyadoo ay Ha’yada FAO  ku wareejisay qalab dhowr nooc isku jira oo qeyb ka ahaayeen Cagaf-cagafta beeraha lagu Falo iyo kuwa carra bixinta.

 

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here