Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolah XFS oo booqasho ku tagay Maxjarka Xoolaha ee magaalada Kismaayo

0
64
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolah Xukuumada Federalka Soomaaliya   ayaa waxuu boqaday maanta Maxjarka xoolaha ee magaalada Kismaayo isgoona u koor kalayay sida ay u socodaaan shaqooyinka laga hayo maxjarka
Boqashada uu wasiirka ku tagay naxajarka waxaa ku waheelinayaa   Wasiiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland  iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaradda Xanaanada xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here