Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka WasaaraddaTamarta iyo khayraadka Biyaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Xuseen Baraki ayaa kulan afur wadareed ah u qabtay qaar kamid ah Masuuliyiinta dowladda, Howlwadeenada Wasaaradda, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Kulankan oo ahaa mid si wadajir ah ay goob ugu wada afureen casuumanayaasha ayuu Wasiirku uga gol lahaa in ay si furan isku xog wareystaan madaxda dowladda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee kulanka kasoo qayb gashay.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.