Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay kaga qeybgali doonaan shir ku saabsan horumarinta Warbaahinta dalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.