Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo sheegay in Jubbaland ay leedahay meelo badan oo dalxiiska ku wanaagsan

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Jubbaland ay leedahay meelo badan oo dalxiiska ku wanaagsan amni ah oo ay imaan karaan dadka xiiseeya in ay dalxiisaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here