Kismaayo(Idaacadda Waamo)-wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Xuseen Baraki ayaa maanta saxiixay mashruuc biyo loogu galinaayo Qoysas danyar ah oo ku nool Xaafadaha Madiina, maana-Moofa iyo Xaashi kuwaasoo Biyo La’aan baahsan ay heysay muddooyinkii ugu Danbeeyay, waxaana mashruucaan qeyb ka mid ah lacagta ku baxeeyso bixinayso Hey’adda NRC.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.