Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) ayaa ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Mudane Erling hess Johnsen.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.