Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland Cabdiraxman Cabdi Axmed ayaa Maanta Xafiiskisa Kulan kula qaatay warqado sare oo Qaramada Midoobay ay ku hogaamineysay ku xigeenka Madaxa Garsoorka Uqabilsan Soomaaliya hay ada Qoxootiga Aduunka ee Qaramada Midoobay.
Mowliid Cabdi Kulmiye ayaa qabtay inooga diyaariyay.