Wasiirka Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo kulan kula qaatay Madaxda Hay’adaha ka howgala deegaanada Jubbaland

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiraxman Cabdi Axmad ayaa maanta garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamad Cabdulle Xasan eebmagaalada Kismaayo ayaa kulan kula qaatay Madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala deegaanada Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here