Wasiirka Qorsheynta Jubbaland oo ka hadlay isbeddellada saameynta diblomaasiyadda caalamka

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Diblomaasiyaddu waa furaha is-fahamka dalalka, waa xudunta nabadda, iskaashiga iyo horumarka.

Dunidu maanta waxay mareysaa isbeddel cusub oo diblomaasiyadeed quwadihii waaweynaa ayaa kala shaki galay, isbahaysiyo cusub ayaa abuurmaya, loolanka istaraatiijiyadeedna aad ayuu u kordhay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here