Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Horumarinta adeegyada dowladeed waa laf-dhabarta nolosha bulshada iyo tiirka horumarka dowlad wanaagga. Waxaa lagama maarmaan ah in adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo amniga la gaarsiiyo meel kasta oo ay dadku ku nool yihiin bulshada , si loo xaqiijiyo nolol wanaagsan iyo horumar waara.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.