Wasiirka Qorsheeynta Jubbaland oo bulshada la wadaagay saddex qodob oo xalka waara lagu gaari karo

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa si habsami leh Deegaanka Lugloow ee duleedka Magaalada Kismaayo kaga socda mashruca hirgaliyay gurha xalka waara ku waas oo loo dhisay dadka ku barakacay gudaha dalka gaar ahaan deegaanada dowlad goboledka Jubbaland waxaa rajadu ay tahay in sanadaha soo socda dad gaaraya hal milyan oo barakacayaal ah dib u dajin rasmi ah loo sameeyo si ay uga baxaan barakac nimada oo ay u noqdaan dad degaan ah waxana dhanka kale  Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa wada wacyigilina iyo tawabara lasinaya bulshada si ay u garaan xal awara.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here