Wasiirka Qorshaynta Jubbaland oo kulan la qaaatay wafdi ka socday Maamulka Koonfur-Galbeed

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmad ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo u hogaaminaya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho shaqo ku joogay deegaanada Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here