Wasiirka Maaliyadda XFS oo daah-furay miisaaniyadda dowladda

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige oo daah-furay miisaaniyadda dowladda sanadkan ayaa sheegay in ay miisaniyada sanadkan ay korartay taas oo keentay in dalka laga cafiyay deemihii lagu lahaa dalkeen Soamlia

korarka kheeradka iyo daqaliga gudaha ee dalka ayaa keentay in ay miisanada sanadkan ay korartay taas oo keentay in dalka uu hada u jeestay in guul muhiim ka gaar dhaqaalaha dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here