Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Magaalada Qaahiro ee Caasimadda dalka Masar uga qeyb galay shirka 131-aad ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkan looga wada hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga Wadamada Carabta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.