Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo sheegay in ay caawinnayaan dadka dannnyarta ah

0
320

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaanahan magaalada laga bilaabay qaadista cashuurta ayaa waxa uu  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  kormeer ku sameyeen qaar ka mid ah xaafadaha laga qadayo cashuurta iyaga oo ay taakulayn u sameeyaan dadka danta yarta ee ku nool xaafadda Fanoole.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here