Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo Faah-faahin ka bixiyay Safar uu ku tagay Magaalada Muqdisho

0
301

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka maaliyadda dowlad goboleedka Jubbland mudane Cabdirashid jire Qalinle ayaa waxaa uu dhawaanahan ku maqnaa shir mudo bil ah ka soconayay magalaad Muqdisho, oo ay dhamaan goob joog ka ahayeen Wasiirada maaliyadda dowlad gobaledyada dalka,Wuxuuna faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii diiradda lagu saarayay kulanka.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here