Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer ee qaaradda Afrika, taas bulshada Soomaliyeed u noqon karta Il dhaqaale oo muhiim , gaar ahaan dhanka kalluumaysiga hadii wanaagsan loo maalgaliyo lagana Faa’iidaysto.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.