Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka isgaarsiinta iyo Boostada ee Jubbaland ayaa waxaa uu kulan kula yeshay magaalada Kismaayo qaar ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee dowlad gobleedka Jubbland.
kulanka ayaa waxaa looga hadlayay dardargalinta xeerka isgaarsiinta ay Wasaaradda dooneso in kula tacaasha shirkadaha ganacsi ee ka how-gala Jubbland.
kulanka markuu soo idaladay waxaa warbahinta la hadlay Wasiirka isgaarsiinta, boostada ee Jubbaland Cabdirashiid Maxamed Ducaale oo ka warbixiyay waxyabaha loga hadlay shirka.
Abdinuur Sabriye,ayaa warbixinta iooga diyaariyay.