Wasiirka Howlaha Guud KG Oo kormeeray wadooyin laga dhisayo qaar kamid ah Xaafadaha Baydhabo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada howlaha guud ee dowlada goboledka Koonfur Galbeed Dahir Cabdi Abdullahi ayaa kormeer shaqo ku tagay wadooyin ay wasaarada ka dhisayso Xaafadaha kala duwan eeMagaalada Baydhabo.

Jidadka wasiirka uu kormeeray waxaa kamid ah Jidadka Bayhaaw, Mursal-Laami jajabka iyo Xabsiga wayn ku waas oo dhisme ka socdo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here