Wasiirka Haweenka Jubbaland oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta Hay’adaha UN Women iyo UNDP

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa kulan la qaadatay Madax ka socotay Hay’adaha UN-Women iyo UNDP, kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray mashruuca DPP oo ay kawada shaqeeyaan Wasaarada iyo Hay’adahaasi isla markaana laga fuliyo degmooyinka Kismaayo, Afmadow iyo Garbahaarey.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here