Wasiirka Haweenka Hirshabeelle oo kulan looga hadlayey haweenka gobolka Shabeellada Dhexe

0
103
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka  iyo Xuquuuqul Insaaanka ee dowlad goboleedka HirShabeelle Rahmo Mahamed ayaa kuln la qaadatay Ururka Haweenka gobolka Shabeellada Dhexe iyo kan degmada Jowhar.
Wasiirka Wasaaradda Haweenka  ayaa Ururka Haweenka kala hadashay sidii ururka haweenka gobolka Shabeellada Dhexe iyo kan degmada Jowhar ay uga qeyb qaadan lahaayeen hormarka deegaanadan gobolka Shabeellada Dhexe iyo xaqiijinta amniga deegaanada Hirshabeele.
Caowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here