Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaarta ka jir deeganada dowlad goboleedka Jubbaland ayaaa waxay sameen gaar ah ku yeelatay bulshada,waxaa jiro dad badan oo ay saameysay abaarta kuwaa oo ku noolaan jiray miyiga,waxay ahaayeen xoolo dhaqato laakiin hada qaar ka mid ah waxay abaartaasi ku waayeen xoolahoodi.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.