Wasiirka Gargaarka KGS oo kulan la qaatay madaxda Hay’adaha samafalka ka shaqeeya

0
7
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka KG Iiyo xubano ka socoda ka tirsan wasiirada KG ,Maamulka Gobolka Baay iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo yaa kulan la qaatay Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Samafalka ee Guud ahaan Koonfur Galbeed.
kulanka inta uu socday waxaa Diirada lagu saaray sidii looga Hortagi lahaa Biyo Yarida iyo Cuno Yarida ka jirta Degmooyin ka tirsan Koonfur Galbeed, kulanka waxaa sidoo kale looga hadlay sidii Qorshe loogu yeelan lahaa Deeqihii Gargaar ee Bixin jirtay Dowladda Mareekanka ee hakadka la geliyey.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here