Wasiirka Gargaarka Jubbaland oo la kulmay wakiil xigeenada Hay’adaha FAO iyo UN-OCHA

0
147

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Jubbaland Abdirahmaan Abdi Ahmed ayaa wuxuu sheegay inuu kulanka looga hadlay ariamaha abaaraha jubbaland oo meel adag sii maraya iyo sidii wax looga qaban lahaa abaarahan soo laablaabtay oo saameysay dadka iyo duunyada.

Codka Wasiirka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here