Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii la magacaabay wasiirka wasaaradda Gargaarka Iyo Maareeynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa uu waday kulamo kala duwan oo uu la qadanaayo Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha beni’aadamka si loo xoojiyo wax ka qabashada dhibatooyinka Kala duwan ee ka jiro Deegaanada Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.